Kampala–Diyaarada Kenya Airways ayaa diiday in ay qaado madaxweynaha Yugandha isagoo ku sugan gurigiisa galbeedka Yugandha waxana madaxweynaha shirka bariga Afrika u soo qaaday shirkada diyaaradaha ee Itoobiya.
Barlamaanka Kiniya ayaa sheegay in la samayn doono baadhitaan buuxda iyagoo sheegay in diyaaradu u soo jiiday Kiiniya fadeexad iyo sumcad xumo.
Shirkada diyaaradaha ayaa iyagu sheegay in ay ka xun yihiin waxa dhacay waxayna sheegeen in ay bilaabayaan baadhitaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS