Shirkada diyaaradaha Itoobiya ayaa markii ugu horeysay muddo dheer Muqdisho ka degtay. Waxa shirkadan ugu dambeysay Muqdisho muddo laga joogo 41 sano.
Xilligaas oo Somaliya ku sigatey inay qabsato caasimada Itoobiya oo markii dambe ay ka soo gaareen xulafadi aduunka ugu xooga weynayd ee Soofiyeetka ayna hogaaminaayeen Kuuba.
Shirkada diyaaradaha Itoobiya oo samaynaysa duulimaadyo ganacsi ayaa ka dhigeysa diyaaradii labaad ee calami ah ee timaad dalka marka laga reebo tan Turkiga.
Duulimaadkan ayaa ku soo beegmaya xilli madaxweyne Farmaajo uu joogo gobolka Axmaarada lamna kulmayo madaxda Itoobiya iyo Eriteriya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS