Boorama–Shirkada Jabuuti Cargo ayaa deeq gaarsiisey isbitaalka Dhimirka ee magaalada Boorama halkaasi oo ay ka hadleen masuuliyiin ka tirsan isbitaalka oo ka mahadceliyay deeqda u na sheegay dadka kale in ay ku daydaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM