X

Shirkada Shaba ee biyaha ee Boorama oo hadda ceelkale ka hirgelisay aaga Camuud xilli degmadu oomantahay

Boorama–Shirkada Shaba ee biyaha ee Boorama ayaa ceelkale ka bilowdey aaga Camuud xilli magaalada ay ka jirto biyo yaraan aad u xun. Dadka badankiisa ayaa ku eedaynaya shirkada in ay gabgab tiraa xilligu dadku haraad u dhinteen. Shirkada ayaa dhinaceeda leh ma haysano maalgelin waxayna dalbadeen in lacagta lagu soo qaado magaca Somaliland lagu dhiso biyaha magaalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.