Shirkada Somtel ayaa Boorama ka furtey adeega 4G ee teleefanada gacanta ama moobilka ee xawaarihiisu dheereeyo. Adeegan ayaan ka jirin wadamo badan oo Afrika ka tirsan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM