X

Shirkada Somtel oo ka hadashay qalabkeeda lagu gubey deegaanada Khaatumo State+MUUQAAL

Hargeysa–Shirkada Somtel ayaa ka hadashay qalabkeedii warbaahinta ee lagu gubey deeganada Khaatumo State. Somtel ayaa lagu eedeeyaa in ay maalgeliso maleeshiyada Somaliland ee weerarta deegaanada Khaatumo ama joogta. AMasuul hadlay ayaa ka waramay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.