X

Shirkada tagaasida khaaska ah ee UBER oo bilaabaysa gawaadhi iswada bisha soo socota iyo qaylo jirta

Shirkada Uber ee tagaasida khaaska ah ayaa bilaabaysa bisha soo socota gawaadhi iswada iyo qaylo ka jirta gawaadhidaa is wada iyadoo kuwii horeba loo tag waayay.

Shirkada UBER oo ah barnaamij la soo dejisto oo qofkasta isticmaali karo ama raaci karo ama noqon kara qof iskii u shaqaysta ayaa aduunka tagaasida leh ka qaylinaan.

Lama garan karo sida gawaadhidan iswada ay u hirgeli karaan waxase aad loo qaylinayaa sida dadkla ku shaqaysta tagaasida uu u sii yaraanayo dakhliga soo gala.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.