Shirkii amniga ee uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo oo war laga soo saaray: SAWIRO
Shirkii amniga ee uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo ayaa war laga soo saaray. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen maamul jufeedyada, masuuliyiinta amniga iyo kuwo kale ayaa waxa warbixinta akhriyay wasiirka warfaafinta.