X

Shirkii golaha wasiirada oo ka furmay Garoowe iyo waxa looga hadley: SAWIRO

Shirkii golaha wasiirada ayaa ka furmay Garoowe. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo furey shirka ayaa waxa ku weheliyay madaxa Puntland Cabdiwelli Gaas iyo ku xigeenkiisa C/xakiim Camey iyo xubnaha golaha wasiirada Puntland.


Booqashada raiisal wasaaraha ayaa waxay dhalisay khilaaf ka dhashay xaflada Puntland iyo arimo hoose inkastoo markii dambe loo xaliyay si hoose.



admin:

This website uses cookies.