X

Shirkii golayaasha Khaatumo State oo si rasmiya uga furmay Balicad iyo Prof Galaydh oo hadlay

Shirkii golayaasha Khaatumo State ayaa si rasmiya uga furmay Balicad iyadoo halkaas ay ka qaybgaleen golaha wasiirada iyo golaha guurtida oo ay garaadadu ugu horeeyaan. Madaxweynaha Khaatumo ayaa ka hadlay gogosha taala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.