Shirkii ka socday Muqdisho ee hiigsiga 2016 ayaa la soo gabagabeeyay waxana goobta ka hadlay dhamaan maamul jufeedyada jira iyo qaar ka tirsan beesha caalamka. Kadib waxa ka soo baxay warmurtiyeed looga hadlayo waxa lagu heshiiyay. Dhinaca kale qarax istusa ayaa ka dhacay bar kontorool oo u dhow madaxtooyada. faahfaahin lagama hayo khasaaraha.
ARAABINEWS.COM