Muqdisho 10 Jan 2015–Shirkii Igad uga furmay magaalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay isagoo shirkaasi ku dhamaaday guul lana rajaynayo kan madaxweyneyaasha inuu ku xigi doono sida uu sheegay Xasan Sheekh oo isagu ka hadlay halkaasi.
Xasan Sheekh oo dawladiisu fashilantey ayaa ugu baaqay ummada Somaliyeed inay iyagu is weheshadaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS