Garabka xisbiga Kulmiye ee isbahaysiga ayaa hadlay markii ugu horeysay sheegayna in ay tahay xaaraan wixii ka dhacay gobtaas..Muuse Biixi qabyaalad ayuu la yimi wuxuuna nagu sheegay rag XIGAALA ah oo u tudhey laakin anagu waxaan aaminsanahay dimoqraadi ayuu yiri Maxamed Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM