Shirkii London ee dhamaaday ayaa heesta Shimbirayahow heesa loo qaaday kadib markii uu fashil ku soo dhamaadey lagana soo saaray qoraal hore loo ogaa oo laba bilood kahor la saxiixay.
Dawlada Somaliya ayaa shuruud looga dhigey in ay la timaado kalsooni inta aan laga qaadin cunaqabataynta taas oo ka farxisay maamul jufeedyada Puntland iyo Somaliland oo diidan ciidan Somaliyeed oo xoogleh.
Qoraalka dawlada ay saxiixdey ayaa la hordhigi doonaa qaramada midoobey kaas oo caqabad ku noqon doona in cunaqabataynta laga qaado.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS