Shirkii ka socday Turkiga ee loo qabto Somalida ayaa la af-meeray waxana wataysi bixiyay madaxweynaha Somaliya oo la waydiiyay suaalo ku saabsan maamul jufeedyada Puntland iyo Somaliland iyo suaalo kale oo ku saabsan shirka guud ahan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS