Shirkii Turkiga oo dood lagu falanqeeyay iyo si dhaba ayaa hawsha loo galay+MUUQAAL
Shirkii ka dhacay Turkiga ee fashilmey ayaa dodo badan laga galay sidii uu u fashilmey. Doodan oo ay ka qaybgalayaan aqoonyahano ayaa lagu lafaguray waxa qabsoomi lahaa iyo shirka si dhaba loo galay.