Muqdisho-Araabinews–Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ay saaxiib ahaayeen xildhibaankii argagixisada shabaab ku dishay Ceel gaabta xildhibaan Qayaad ayaa ka waramay shirqoolkii lagu dilay iyo balan beena oo loo dhigey iyo arimo murugsan.
C/llaahi Warmooge, Muqdisho
ARAABINEWS