Kadib markii shalay la kala direy dawladii maamul goboleedka Awdalstate si loo qabto doorasho bilaa murana ayaa waxa shir jaraaid qabtey gudoomiyaha guurtida Awdalstate Cali Faarax Cabdullaahi oo loo magacaabay xubin ka mida gudida doorashada ayaa iclaamiyay shuruudaha laga rabo musharixiinta iyo goobta lagu qabanayo shirka.
ARAABINEWS.COM