Afhayeenka doorashada maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay xilliga ay bilaabmeyso diiwaangelinta gobolka Awdal iyadoo gobolka Togdheer ay ka dhamaanayso. Waa durba Jira musuqmaasuq xun oo ka Jira gobolka Togdheer. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS