X

Siciid Deni oo Gaalkacyo ku daadgureyay ciidan iyo ujeedada: SAWIRO

Madaxa Puntland ayaa ciidamo dheeraada ku daadgureeyay qaybta Puntland ee magaalada Gaalkacuo oo maalmihii u dambeeyay uu faraha ka baxay amniga qaybtaas oo ay ka dhaceen dilal aad u foolxun oo laga argagaxay oo ay ku jirto dilki iyo jarjaridii lagula kacay Caasha Aadan Ilyaas.


Ciidamadaan ayaa la dejiyey xerooyin gaar ah oo horay loogu diyaariyey. Waxa xusid mudan in ciidankaan laga keebay furinta Sool si ay u xaliyaan xaalada amni er Gaalkacyo.

Ciidamada maamul hoboleedyada ayaan awood u lshayn inay xaliyaan dilslja qabiileysan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.