X

Siciid Deni oo Puntland ka ridaya dagaal iyo Gaalkacayo oo heegan ku jirta: Caasha Geele

Kadib markii horjoogaha Puntland Siciid Deni uu jeelka u taxaabay culimo lagu aaminay dhisida wado dhexmarta Boosaaso oo aan la dhisin kadib burburkii dawlada ayaa dadweynaha Gaalkacyo sheegeen inay heegan ku jiraan kadibmarkii Siciid DEni ku hanjabay inuu ku dabajioro culimo kale oo lacag laguy aaminay.


Siyaasiyada Caasha Geelle ayaa qarxisay siyaaada foolxun ee Siciid Deni bilaabay oo u dhiganta tan Muuse Biixi. Mushkiladu waxay ka taagan tahay dalkii ayaa u gacan galay waxma garato iyo dadkii oo aamusan ayuu yiri Xuseen Warsame.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.