X

Siciid Sulub oo Daahir Rayaale u ahaa wasiir oo ka hadlay fashilkii wadahadaladii Turkiga: MUUQAAL

Hargeysa–Siciid Sulub oo wasiir u ahaa Daahir Rayaale ayaa sheegay in maamulkla Siilaanyo ku khasaareen wadahadaladi Turkiga soona jeediyay in faraha laga qaado. Lama garan karo sida wax u dhici doonaan marhaddii fashil yimi ayna jiraan wasiiro u dhashay Woqooyiguna imanayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.