Sidaan diinteyda u aaminsahay ayaan midnimada dadkeygana u aaminsanahay: Qoraa Niciima Qorane oo loo hanjabey
Niciima Qorane waa qoraa reer Hargeysa ah oo aan qarsan geesinimada ah in aan marnaba laga dhadhicin Karin in beesheedu ka go’dey Somaliya inteeda kale.