X

Sidee Boorama looga xusey xuska dhalashada xabiibkeena Maxamed SCW

Waxa xalay ku beegnayd dhalashada xabiibkeena Maxamed SCW waxana guud ahan ummada Somaliyeed xuseen maalintan qiimaha leh ayadoo ay caado inoo tahay in ku saliga rasuulkeena SCW iyo weynaynta RABIGIISA ay inoo tahay shay daqiiqad kasta aan samayno.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.