X

Sidee loga ciidayaa xerada weyn ee qoxootiga ee Dhadhaab ee Somalidu ku jirto iyo farxada dadka

Xerada weyn ee qoxootiga Somalida ka soo cararay dhibaatadii burburka ee Dhadhaab ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq weyn. Waxa dadka soo dhexmaray wariye ka tirsan Kalsantv kana soo diyaariyay warbixin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.