X

Sidee loo soo badbaadiyay hooyo musqul la duntey Hargeysa

Hooyo ku dhacdey musqul ayaa laga soo badbaadiyay. Musqushan oo ku taaley guriga hooyadan deganaynd oo ku yaal Hargeysa ayaa waxa u gurmadey ciidanka dabdamiska oo watey salaan laakiin uu ka raagey gaadhiga gurmadku.

Waxa musqushu gebi ahaanba liqdey hooyada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Sd8l1sVDFCc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.