Sidee loo soo dhaweeyay hogaanka midowga Afrika Muuse oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib guushii ka soo gaartey doorashada oo uu ka guulaystey marwo Aamina Maxamed.
Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo Ra’iisal Wasaaraha dalka uu soo dhaweeyay.
Moussa Faki Mahamat ayaa diyaaradii siday markii ay soo caga dhigatay Garoonka, soo dhaweyn wanaagsan wuxuu ka helay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Saraakiisha Amisom.
.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS