Saaka ayay ahayd markii ciidan dhan oo taabacsanaa maamulka Somaliland kuna sugnaa aaga Badhan ay digada u rogteen maamulka Butlaan iyagoo jooga dhulkooda. Beesha Warsangeli ayaa markale muujisay awooda ay ku leedahay Sanaag. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); https://youtu.be/jLoSspb47RI (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Maxamed Yuusuf ARAABINEWS (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});