Sidee loo xusey Jabuuti maalinta xuquuqul insaanka iyo madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay+MUUQAAL
Jabuuti 11 Dec 2014–Maalinta xuquuql insaanka ayaa lagu qabtey Jabuuti waxana munaasabad noocaasa ka qaybgalay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Waxa kale oo gioobta ka hadlay madax kale oo reer Jabuuti ah.