X

Sidee looga ciidey caasimada ARAABI ee ismaamulka Somalida: SAWIRO

Sidee looga ciidey caasimada ARAABI ee ismaamulka Somalida. Waxa maanta si weyn looga ciidey dhamaan geyiga Somaliyeed. Madaxda Somalida ayaa hambalyo u dirtey shacabka Somaliyeed.



Hadaba caasimada ARAABI ee ismaamulka Somalida ayaa dadku si weyn isugu soo baxeen barxada weyn si ay u tukadaan. Salaada kadib ayaa dadku laabta is geliyeen ayagoo RABI weydiisanaya dembi dhaaf.



Maxamed Cabdibuur

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.