X

Sidee u dhacay banaanbixii balaadhnaa ee reer Awdalstate iyo Khaatumo ka hor dhigeen xarunta barlamaanka Ingiriiska: ARAG

Banaanbax aad u balaadhan oo ay ka dhigeen jaaliyadaha Awdalstate iyo Khaatumo ayaa shalay ka dhacay magaalada London iyadoo xataa dadku u joojin waayeen roob laxaadle oo ka da’ay magaalada. Dadka ka soo qaybgalay oo aad dhiigoodu u kacsanaa kadib laba xasuuq oo isdaba jooga oo maamulka Siilaanyo ka gaysteen Boorama ayaa ku dhawaaqayay dhiiga reer Awdal bilaash maaha.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.