Magaalada Saylac ayaa ku jirta xalad adag iyadoo dadka magaalada lacago looga gurto kastanka Saylac oo wasiirada maaliyada ay dhigatey Faysal Magafe oo ka soo jeeda Burco halka dadka deegaanka ay hayso shaqo la'aan baahsan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS