Boorama 13 Dec 014–Sidee u dhacay mudaharaadkii gilgiley magaalada Boorama maanta halkaas oo dhalinyaradu ku qaylinayaan Suldaanku ha guuleysto iyo waliba iyagoo qaaday heestii calanka Somaliya. Ilaa hadda ma jiraan wax khasaare ah oo dhacay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM