X

Sidee u dhacay xuska maalinta booliiska Somaliyeed: SAWIRO

Sidee u dhacay xuska maalinta booliiska Somaliyeed oo ka soo wareegtay 74 sano.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, Hoggaanka iyo Saraakiisha Booliska, Taliska Ciidanka Xoogga dalka, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo danjireyaal ka socdey Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo si weyn loo soo agaasimay.



Qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska ayaa dhoola tus ka sameey fagaaraha Akaadimayadda Booliska, halkaas oo ay ku soo bandhigeen xirfadooda, qalabkooda iyo qaybaha ay ka koobanyihiin.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.