Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay dib loo furey mudo ku siman 25 sano kadib burburkii qaranka ay ka dambeeyen reer galbeedka o adeegsanaya kooxo indha la oo qabiil lagu soo afuufay. Furintaanka ayaa waxa ka muuqda is dhex yaac iyo is dhegeysi la’aan sidii caadiga u ahayd Somalida.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM