X

Sidee u dhacday ansixintii golaha wasiirada ee maanta ka dhacday xarunta barlamaanka+MUUQAAL

Muqdisho-Araabinews-Sidee u dhacday ansixintii golaha wasiirada cusub oo manta la horgeeyay golaha shacabka. Waxa shir gudoominayay Maxamed Jawaari waxana soo xaadirey in kabadan labo boqol oo xildhibaan iyadoo barlamaanku yahay 275 xildhibaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.