X

Sidee u dhacday xukunkii ku dhacay shaqaale reer Kiiniya ah oo si sharci daro uga xoogsanayay Muqdisho

Maxkamad ku taal Muqdisho ayaa dalka ka masaafurisey shaqaale u dhashay Kiiniya oo dalka ku joogey sharcidaro kadib markii fiisihii ka dhacay. Shaqaalaha ayaa qirtey ayaa in fiisayaashii ka dhaceen laakiin ayna cusbooneysiisan. Wadamada Afrika ee la jaarka dalkeena ayaa fursado badan ka helay dalkeena halka dhalintii wax la bari lahaa ay soo tahriibeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.