Xaflad aad looga soo qaybgalay oo ay qabteen ururka Somaliland Federaal States ayaa London ka dhacdey. Madaxa ururka Mustafe Martin iyo dhamaan madaxda kale ayaa joogey.
Waxa iyaguna aad uga soo qabtey taageereyaal farabadan oo cidwalba wadatey calankeeda sida Awdalstate, Maakhir iyo weliba siaasiyiinta farabadan.
Xafladan waxa ka Hadley siyaasiyiin farabadan oo ka kala socdey dhamaan ururada gobolada Woqooyi ee mustaqbalka raba inay wada dhistaan wax ay wada leeyihiin.
ARAABINEWS