X

Sidee xilka looga tuurey gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Khaatumo magaalada Balicad

Waxa xalay xilka laga qaaday gudomiye u xigeenka barlamaanka maamulkla Khaatumo State. Fadhi aan caadi ahayn oo ay ka soo xaadireen 24 mudane ayaa si xora oo la arkayo ay xilkii uga xayuubiyeen gudoomiye ku xigeen Shirtag.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.