Waa muuqaal buuxa oo ku saabsan soo dhaweyn loo sameeyay wasiirka dekedaha iyo gaadiidka oo qudbad dheer u jeediyay dadkii soo dhaweeyay. Wuxuu ka hadlay nidaamka 4.5 oo hadda keenay xiisad iyadoo dadka qaarkii ku dibiro dhacsanayaan. ARAABINEWS