X

Siduu u dhacay mudaharaad balaadhan oo ka dhacay Burco

Banaanbax balaadhan ayaa dadka degan xaafada London ee Burco ka dhigeen been loogu sheegay in wado loo dhisayo. Mudaharaadkan ay dadka degen xaafadaasi kaga cabanayaan wado xumo haysata wadooyinka ka baxa xafadaasi ayaa waxay sidoo kale ku dareen hadaladooda Inaanay dawlada hoose wax dayac tir ah ku samayn xafadaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.