Boorama 09 Dec 2014–Qaar ka mida xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa Siilaanyo u sheegay in uu ciidankiisa ka qaado Quljeed, xildhibaanada ayaa sidoo kale ka cadhooday wasiiro deegaanka ka soo jeeda oo Siilaanyo u soo direy inuu iskudir ka dhex abuuro dadka deegaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM