Cabdi Cali ayaa ka waramaya dooda saami qaybsiga halka ay marayso iyadoo xildhibaanada gobolka Awdal ay ka baxeen goob sharci lagu ansixinayay. Wuxuu kaloo sheegay in Siilaaanyo buriyay dhamaan wixii uu balan qaaday beena ka sheegay xaq soorkii.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM