Hargeysa–Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in doorashada uu Siilaanyo iclaamiyo malaha telefishan ma daawadee. Waxaan Siilaanyo ka sugeynaa in uu la fadhiisto mucaaradka uuna iclaamiyo doorashada waxa kale oo uu jeediyay eedaymo kale oo ku saabsan dekeda Berbera.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS