X

Siilaanyo oo caawa markale isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada: maxaa cusub

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo waxa uu caawa digreeto madaxweyne ku magcaabay,xilkiina kaga qaada,qaarna isugu bedelay golihiisa wasiiradda qaar kamid ah. Warsaxaafadeedka isu bedelka,magcaabista iyo xil ka qaadista oo soo gaadhey xafiiska ARAABINEWS ayaa u qornaa sida:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu caawa Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3830/022016 uu Magacaabis, Xilka qaadis iyo Bedel ku sameeyey Masuuliyiin kala duwan.

MADAXWEYNUHU:

Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay:                     In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan Wasaaraddaha, iyo Gobolada,

Markuu Ka Fiirsaday:        Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;

Markuu Ku Qancay:           Inay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday

 

No

Magacaabid

Xil hore

Xil Cusub / Xil suge / Qaadis

1

Mudane, Cismaan Cabdillaahi  Saxardiid

Wasaradda Duulista

Wasiirka Warfaafinta

2

Mudane, Cabdillaahi Maxamed Daahir

Wasiirka Warfaafinta

Wasiirka Xannaanada Xoolaha

3

Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax

Wasiirka Xannaanada Xoolaha

Wasiirka Duulista Hawada

4

Mudane, Muuse Qaasim Cumar

Wasiirka Ganacsiga

Xil Suge

5

Mudane, Yaasiin Maxamed Shide

Guddoomiyaha Gobolka Sool

Xil Suge

6

Mudane, Xuseen Aadan Cige

Af-hayeenka Madaxtooyada

Wasiirka Ganacsiga

7

Mudane, Mawliid Maxamuud Ibraahin

Wasiir Ku-xigeen W. Xidhidhka Golayasha

Xil Ka Qaadis

8

Mudane, Cabdillaahi Maxamed Carey

Maareeyaha Madbacadda Qaranka

Xil Ka Qaadis

9

Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud

Wasiir Ku-xigeen W. Duulista

Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga

10

Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed

Wasiir Ku-xigeen W. Ganacsiga

Wasiir Ku-xigen W. Qorshaynta

11

Mudane, Cabdi Yuusuf (Cabdi Wadad)

Wasiir Ku-xigeen W. Qorshaynta

Wasiir Ku-xigen W. Kalluumaysiga

12

Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac

Wasiir Ku-xigenka W. X. Golayasha

13

Mudane, Maxamed X. Aadan Cilmi

Wasiir Ku-xigeen W. Kalluumaysiga

Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada

14

Mudane, Axmed Nuur Faahiye

Wasiiru Dawlaha W. Waxbarashada

Wasiiru Dawlaha W. Duulista

15

Mudane, Xamse Maxamed Cabdi

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

16

Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine)

Guddoomiyaha Gobolka Gabiley

Guddoomiyaha Gobolka Sool

17

Mudane, Cabdiraxmaan Aw Cilmi Fahiye (Shamax)

Afhayeenka Madaxtooyada

18

Mudane, Siciid Saalax Shire

Maareeyaha Madbacadda Qaranka

 

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

                  

  Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

 

admin:

This website uses cookies.