X

Siilaanyo oo dhowr mar ku margaday inuu ka hadlo is aragii isaga iyo Xasan Culusow+MUUQAAL

Hargeysa 22 Dec 2014–Madaxweynaha maamulka Somaliland Siilaanyo ayaa howr mar ku margaday inuu sharaxo wixii uga soo qabsoomay is aragii u dhexeeyay isaga iyo Xasan Culusow. Wuxuu markii dambe u daayay faahfaahinta cidii markii hore soo diyaarisay sida Biixi iyo Xirsi Tooriile.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.