Siilaanyo ayaa warqad Af-Ingiriisa kor hor akhriyay wafdi dhinaca deegaanka ah oo ka yimi Nayroobi. Maamulka Siilaanyo ayaa hore loogu wargeliyay in ay joojiyaan istcimaalka bacaha oo aan laga joojin wadamada Yurub intooda. Siilaanyo ayaa sheegay in ayna helin wax caawimo ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM