Hargeysa–Golaha fadhiidka ah ee guurtida Somaliland ayaa Siilanyo oo hawlgaba oo aan shaqo ku lahayn hawlaha dhacaya ayaa u kordhiyay laba sano oo aan la garanayn meel ay ka timi. Faysal Waraabe ayaa sheegay in maanta ay gashay maamulkii Hargeysa maalin madow. C/raxmaan Ciro ayaa isna ku tilmaamay maalin halis ku ah jiritaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM