X

Siilaanyo oo heegan galiyay ciidkankiisa yuuse ka baqayaa in ay xukunka ka tuuraan: ARAG

Siilaanyo ayaa heegan geliyay ciidankiisa dignina u direy huteelada iyo hoolalka lagu qabto shirarka. Warkan ka soo baxay Siilaanyo ayaa dad badan ku qosleen maadaama uu xukunkisii dhamaaday uuna ku guuldaraystay in uu meelmariyo heshiis uu la galay mucaaradka oo uu diidey inadeerkii Saleebaan Gaal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.