X

Siilaanyo oo isku bedelay badhasaabyada Awdal iyo Hargeysa

Siilaanyo ayaa markale isku shaandheyn kooban ku sameeyay maamulkiisa iskuna bedelay badhasaabyada Awdal iyo Hargeysa. Badhasaabkii ay isku dhaceen Saylici ee Mustafe Shiine ayuu u bedelay Hargeysa halka kii Hargeysa la geeyay Awdal.

Badhasaabka Awdal ayaa noqonaya C/llaahi Buraale Gaaxnuug oo isla beesha Isaaqa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.